Naagaha carabta iyo galmada dhuuqida naasaha

Bulsha:- Quruxda saan dhowr  jeer soo sheegnay, dadka sida ay u arkaan way kala duwan tahay, gaar ahaan umadaha aduunka, 

qoloba si bay fahansan tahay, xagga jirka ayaan ka wadnaa, tusaale ahaan dad badan oo reer galbedka ka mid ah, 

waxay ka helaan naagta caatada ah oo dhuuban oo hilib aan lahayn, naaso yaryar ayay jecel yihiin, 

carabta iyaga way ka duwan yihiin cadaanka, iyaga waxay rabaan naagaha buuran oo dabada leh oo naaso waaweyn leh, afrikaanta iyaga sidaas oo kale waxay jecel yihiin naagaha futadooda ay soo dheertahay,


 soomaalida waxay ka helaan naagta dheer oo joogga iyo jamaalka leh oo cadaan xigta, oo timo dheer leh, xagga naasaha qaar waxay ka helaan naaso waaweyn qaarna naaso yaryar, xagga gadaal ragga soomaaliyeed badankooda waxay rabaan naagaha dabada weyn, 

dhalinyarta xitaa waxaa jirta luqad ayay samaysteen marka ay arkaan gabar futo weyn waxay dhahayaan: "tan xaar weyn ayaa saaran", waxay ula jeedaan gadaal ayay u weyn tahay, xagga indhaha carabta waxay ka helaan naagta indhaha waaweyn leh soomaalidana waa sidaas, 


si kastaba ha ahaatee naag kasta wax gaar ayay wadataa oo aan midda kale wadan.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment