Bulsha:- Qisadan aad ayay u yaab badan tahay waxay ka dhacday dalalka carabta mid ka mid ah, gabar bigro ah ayaa uur laga helay aabbaheeda wuu la yaabay wuxuu ku yiri : ii sheeg ninka ku yeelay waxay ku tiri aniga waligay nin ima taabanin,
dhakhtarkii ayay ku noqdeen si loo baaro mar kale dhakhtarka wuxuu sheegay mar labaad inuu uurka sax yahay wuxuuna yiri aabbaha gabadhayda waa bigro dhakhtarka wuxuu yiri way dhici kartaa inay uur qaado haddii ninka ugu shubo shahwada cambarka bannaankiisa xitaa haddii ay kastuumo wadato,
aabbihii aad ayuu ugu wareeray sheekada, gabadhiisa ayuu ku yiri ii sheeg ninka waxaan kugu sameeyay gabadha waxay u sheegtay wax aan laga filanaynin
waxay tiri mar kasto aan booqdo abtigayga xaaskiisa waxay igu samyn jirtay fal xun kaas oo ah inay igu rugto cambarkeeda aniga waan dhibsan jiray maalin iyadoo igu xoqayso cambarkeeda biyo cad ayaa ka soo daatay cambarkayga ayay ku dhaceen biyaha markaan weyddiyay waxay igu tiri ninkayga ayaa wax yar ka hor ii galmooday kuwan waa biyahiisa,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment