Madaxweynaha Uganda oo Taariikh Ku Qabsatay Xalay Muqdisho

Bulsha:- Madaxweynaha Dalka Uganda Uweri Musevani ayaa si geesinimo leh xalay waxa uu ujiiftay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Waddanka Soomaaliya.

Waxa uu noqonayaa taariikhda Madaxweynihii ugu horeeyey Ee Ku hoyda Xamar Muddo 25 sano kadib isagoo kulamo la qaatay Mas’uuliyiin katirsan Dawlada Soomaaliya & Saraakiisha AMISOM.

Musevani ayaa si gaar ah ugu mahad celiyey AMISOM doorkooda Wanaagsan Ee Nabad Gelyada Xamar ay kusoo celiyeen isagoo la kulmay Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda Dalkiisa uuna la dar daarmay.

Madaxweyne Musevani ayaa amaanay Hormarka Muqdisho isagoo urajeeyey mid ka ballaaran inta ay hadda heysato sheegayna inuu garab taagnaa weligiis hadana uu la garab joogo.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment