Jabtada Maxaa Keena, Maxaa Laga Qaadaa?

Bulsha:- Cudurka jabtada waa cudur caan ah, oo aad ugu faafsan dunida, qofka jabtada ku dhacdo wuxuu la kulmaa gus xanuun iyo dhacaan badan oo boqa guska ka soo daata, sidoo kale cuncun badan, 

jabtada waxay ka timaadaa marka ay uu ninka naag u tago oo iyada cudur qabta gaar ahaan xubnaha taranka, bagteeriyada naagaha cambarkoda waxaa laga yaabaa ninka inuu jabto ka qaado, 

haddii aad isku aragto dhacaan oo guskaaga ka socdo waxaad ogaataa inaad ku dhacday cudurka jabtada ah, 

waxaa lagaa rabaa marka aad xaaskaaga u galmoonayso inaad iska nadiifiso marka aad galmada dhamaysato, 

sidoo kale aaskaaga waa inay ku dadaashaa nadaafada cambarka.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment