Bulsha:- Ragga ayaa la ogaaday in
ay raaxo waali ah ka
helaan codka hoose ee
loo yaqaan riinka kaasoo
ay sameeyaan dumarka
Xiliga loo diyaar
garoobayo galamada oo
ay socato baashida iyo
istiminta.
Dumarka intooda badan
ayaa aaminsan in ay ceeb
tahay haddii ninkeedu uu
maqlo iyadoo sameeneyso
codka hoose ee loo
yaqaan riinka kaasoo ka
dhasha Macaansiga
baashida ama galmada
,balse ay ragu ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho
jaceylka uu u qaadayo Lamaanihiisa.
Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska
isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been
sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemaya raaxo aad u
macaan oo ay ku nafisayaan oo kaliya in ay sameeyaan codka
hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa. Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma wanaagsana in ay.
naag-Siil-Xoogan-leh
dareenka isku celiyaan waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qaada
dhinaca galmada ah
oo waxaa xanibaad galaya dareen
wadayaasha xiligaas u diyaarka ah
Macaansiga falgalka labada xubnood
marka ay is taabtaan.
NB: Hadii uu ninkaagu
arko adoo sidii Alwaaxii oo
kale iska yaala Sariirta
isna uu dadaal ugu jiro in
uu kugu qanciyo in aad
hesho raaxo macaan adna
adaan muujin sida aad u
macaansaneyso shaqada
Lamaanahaaga, taasi
waxeey keeni kartaa in uu
iska dhaadhiciyo in uu
yahay qof waxmatare
ah,waxaana ka dhalan
karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu
iska dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada
xalaasha ah in ay maqlaan riinka ka dhasha macaansiga galmada
iyo sida dareen ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment