Gabdh ninkeeda maxkamad ka dacweysay kadib markii ay xamili weyday qalabkiisa

Bulsha:- Gabadhaan oo lagu magacaabo Aisha Dannupawa ayaa maxkamada gobolka Zamfara ee dalka Nageria waxaa ay ka dalbatay in laga furo ninkeeda oo ay is qabeen mudo gaaban darteed sababtana waxaa ay sheegtay in ay tahay in aysan u adkeysan karin xadiga xubintiisa taranka oo aad u weyn dartiis.

Aisha Dannupawa ayaa maxkamada u sheegtay in ninkaan ay is guursadeen markii uu kasoo fashilmay guurkeedii hore oo ay kasoo heshay saddax caruur ah oo ay iminka heysto lakiin waxaa ay sheegtay marka ay galmo sameynayaan halkii ay ku raaxeysan laheyd ay timid in ay xanuun u adkeysan waysay.

waxaa ay intaasi raaacisay in arintaan ay hooyadeed u sheegtay isla markaana ka codsatay in ay ka caawiso inta aqoonteeda ah lakiin waxaa tiri waxaan ka helay kaliya daawo sida drugs-ka oo kale ah inta ay jirkeyga ku jirto aan caadi ahay oo an dareemin balse marka ay jirkeyga ka baxdo aan dareemayo .

ninka qabay gabadhaan ayaa asna maxkamada horteeda ka sheegay in wax dhib ah uusan ku qabin codsigeeda balse loo baahan yahay in ay bixiso wax waliba oo ku baxay guurkeeda qarash iyo alaab intaba.


DAAWO MUUQAALKA






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment