Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo

Bulsha:- Ma ogtahay gabadha quraanka taqaano inay barakaysan tahay ubadkeeda inay noqonayaan ubad quraanka barakadisa ay soo gaarayso, 

waxaa la sheegay naagta marka ay uur bixiso uurjiifkeeda inuu dareemayo quraanka ay akhrisanayso, 

sidaa awgeed ha ahaato ujeeda ugu weyn aad naag ku guursanayso xifdiga quraanka kariimka, waa la heelaa gabdho badan soomaali ah oo quraanka xafidsan, 


naagta marka ay quraanka xafidsan tahay waxay jeceshahay inay mar kasta akhrisato ilmahana hooyada ayay ku daydaan ilmahaaga waxay jeclaanayaan akhriska quraanka.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment