Bulsha:-Hadaba Qof kaste muslin ah oo wax bartay kama qarsoona in ay mamnuuc tahay in dumarka dabada laga dhabo, laakin waxaan rabnaa inaan sheegno
sababaha keenay inay arrintan soo badato waayahan dambe guud ahaan caalamka, sida la ogyahay dadka soomaaliyeed dhaqan aad bay uga fogaan jireen,
laakin marka dalkooda burburay ay ku kala yaaceen daafaha dunida ayaa qaar aan badnayn dhankan qaatay ha ogaadaan inuu mamnuuc yahay ama
yeeysan ogaanin, marka hore waxaan tilmaamaynaa sababaha ugu waaweyn in naagaha futada laga isticmaalo.
2 jaahilnimo, qofka oo aan ogeyn waxa ka imaan kara ficilkan oo xun
dhibaatooyinka ay leedahay galmada dabada
1 cudurro daran
2 futada oo dildilaacdo oo naagta ay saxrada ceshan weyso
3 baabasiir, futada murqaheeda
oo bannaanka u soo baxa3.
4 nabarro xunxun.
5 marka shahwada lagu shubo meesha waxay keeni kartaa inuu jirka u arko wax dool ah, waayo looguma talagalin, kaddib marka ay dhacdo galmo
dabiici ah oo farjiga mani lagu shubo jirka wuxuu soo tuurayaa waxyaalo did ku ah manida waxay keenayaan madhalaysnimo.
6 dabada waxaa ku jira bakteeriya oo misaalim ah laakin marka wax la geliyo ayay soo yaacaysaa, waxay keeni kartaa jirrooyin aad u xun xun.
7 wasakha saxarada wuxuu wataa jeermis.
8 qabatin, naagta waxaan barato kama hari karto, marka hore way dhibsanaysaa laakin marka dhowr jeer lagu sameeyo way la qabsan, waxay ku noqon.
sida daroogada oo kale, iyadoo u jeedo dhibka ay leedahay haddana kama hari karto
marka qofka caqli leh wuu fahmi karaa dhibaatadan, ILAAHAY dhammaanteena ha naga fogeeyo wax kastoo xun.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment