Dareenka » istiiminta naasaha iyo caloosha Midkee ka helaan haweenka raaxo macaan

Bulsha:- Waxaa si rasmi loo og yahay Ibta labada naas iyo meesha ku hareersan ee midibkoodu yahay cawl iyo baroor in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .

Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo.

Sidee haweenka looga raaxeeyaa naasaha?

Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu iska indho tiro labada naasaha.

Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo baahan yahay, waxa uuna ninka uu soo kicinayaa goobaha ku hareersan ee u dhaw labada Ib iyadoo Ibta uu iska indha tirayo , markaasi labada Ib waxa ay u noqanayaan kuwo dareenkooda aad u kacay oo yaa i salaaxa ah gaaray halka gabartana kacsi laba jibaaran ay gaareyso.

Waxaana fiican in naaska lagu kiciyo oo lagu salaaxo calaancasha gacanta iyo faraha ha hilmaamin in aada u dhawaan ibta oo aadan war wareejin , xooga ka dib ku cayaar oo sal salaax labada Ib adiga oo aan gacanta ku adkeeyneyn ka dib in aad bishimaha ku salaxdo ku xiji iyo jaqid ama duuqid naaska .

Ogaaw habkaan haweeneyda kacsi waali ayay ka qaadeysaa waxa uuna jirkeeda soo deynaya qadar dheecaano ku dhacaya xubunta taranka waxa uuna jirka iyo xubinta taranka u nugul yihiin in ay qaabilaan weerarka .

Inta badan haweenka labada naas midkood ayaa u nugul istiinka kacsiga , waxaa ninka laga rabaa in uu weydiiyo gabadha labada naas mid ay dareenka raaxada kacsiga ka hesho sidoo kale gabartana waxaa la gudboon in ay u sheegto naaska ay ka hesho waalida kacsiga .

Hadaba Sidoo sidee loo kicinayaa dareenka xubinta taranka gabarta , waxaana weli ku guda jiraan marxalada ka horeyso weerarka(labada xubin oo is gala).

Marka si wacan loo soo istiimiyo labada naas oo dareenkooda la soo kiciyo waxaa ninka laga rabaa marka in uu kiciyo oo uu salaaxo caloosha iyo xundhurta iyadoo daabasho tartiib ah lagu salaaxayo lana sii raacsiinayo shumin macaan.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment