DAAWO”’BIYAHA AMA SHAHWADA RAGGA MAXA BADIYA ? DAAWO SIR CUSUB

Bulsha:- Daraasaad dhawaan la baahiyay ayaa ku talinaya in cunista yaanyada ay hoos u dhigi karto khatarta kansarka ku dhaca qanjirada shahwada ragga.

Raga isticmaala 10 xabo ama in u dhiganta oo tamaandho ah isbuuc waliba waxay hoos u dhigi kartaa 20% khatarta kansarka haleela qanjirada manida ee raga.

Kansarka ku dhaca shahwada raga ayaa ah kansarka labaad ee sida aadka u haleela ragga. ingiriiska kaliya 35,000 oo kays ayaa laga helay halka tiro kor u dhaafayso 10,000 ay u geeriyoodeen kansarka manida ku dhaca.

Kubarada kansarka ayaa ku talinayso joogtaynta cunto isku dheeli tiran taasoo ay ku badantahay tahay khudradda sida yaanyada, ayna ku yaryihiin hilibka iyo xayra.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment