Bulsha:- aniga waxaan ahay gabar somaliyeed oo kunool dalka kenya waxaana i heesato arin caajib ah aniga waxaan dadka kale arikn ayaan arakaa habeenkii markii lagaaro 12:40 ayaa waxaa ii yimaado nin dheer oo aad uqurux badan waxoona iku dhahaa aniga waxaan ahay ninkaada ee haika baqin waxoona igeyaa xaafad aad uqurux badan mana aqaan wax aan sameeyo cideedane arinkaas markaan usheegay ima aaminsano waxee ii heestaan in aan iska gaftamaayo ee shiikhoow tale isii jinkaasne markoo ii gal monaayo safiican ayaa ugu raxeestaa.
HALKAN HOOSE KA DAAWO JAWABTA
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment