Daawo Sawirada: Fanaanka Farax Murtile iyo Fanaanada Xamda yareey oo Guurkoodu ka dhacay hargeeysa iyo….

Bulsha:-  Fanaanka caanka ah marna ah Majaajileestaha faarax Murtile ayaa maharsaday fanaanada Xamda yareey ka dib markii ay Heestii Yaryaro isla keeneen ayaa waxaa barta facebook soo dhigay Xamdo Yareey oo aad uga  faraxsan xaajigeeda  uu maharkoodu ka kala dhacay dalka ingiriiska iyo magalada Hargeeysa.

Fanaanada xamda yareey ayaa sawiro soo dhigtay Bulsha weeynta Soomaaliyeed Tahniyad hawada u mariyeen  ayada oo dhoola cadeeyneeysa misane heeso cusub u soo qaadi doonto Seeygeeda Cusub ee faarax Murtile..







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment