Akhriska malagu kacasadaa marka webyadan ay yihiin

Bulsha:-   Webka marka uu yahay web bulshada ka hadlaya waxaad arkaysaa inay dadka oo dhan soo galaya, sida webka Heegan24.net oo kale, maanta waxaan la yaabanahay webka sida aan uga faa’idaystay Heehan24.net runtii waa web laga helo waxa qofka uu rabo inuu barto bulsho ahaan,

Waxaa jira web u soo dhow oo lagu magacaabo maamul.com.

Webyadaas oo dhab waxay ka hadlaan guurka iyo galmada, webka ugu muhimsan waa Heehan24.ne wuxuu ka mid yahay webyaada u haorreeyay oo ka hadla galmada, sidoo kale webka Bulsha.com isagana wuxuu ka hadlaa glmada iyo raaxada,

Webka ladaneey.com oo kale sidoo kale isagana wuxuu ka hadlaa raaxada, waxaa la mid ah webyo kale badan oo macaanka raaxada dumarka si fiican u sheega, inkastoo qaar kuwan aan ahayn marmar soo galiya gabdho dhar xun wata oo la dhihi karo way qaawan yihiin.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment