5 NOOC SHUMISKA AMA BAASHIDA UGU MAC EE QOFTA KACSI DARTIIS HAWADA GALEYSO?

Bulsha:- Bishimaha ayaa lagu tilmaamaa qeybta labaad ee raaxada marka laga soo tago xubnaha taranka labada lamaane. Waxaana xusid mudan in Shumiska uu dhowr nooc kala yahay oo mid waliba ay wadato heer kul u gaar ah.

Shumiska Dheer (Dhuuqmada) waa mida afka dhan uu ka qeyb galo, bishamaha carabka, ilkaha iyadoo qoor gilin ay ku jirto. Waxa la xaqiijiyay in ragga %70 iyo %62 oo haweenka ah ay jecel yihiin noocaan.

Shumiska carabka waa midda madax ilaa labada cagood gaarta.

Shumiska Isha waxaa ku jira ixtiraam iyo cishqi sidoo kale Shumiska baarka indhaha waxaa jecel haweenka 40%, ragga ayaa iyana 60% ka hela Shumiska dhagta ah oo dareenkeda diyaar ka dhiga.

Shumiska balanta waa shumiska naaska waxaana jecel ragga 75% halka haweenkuna 94% jecel yihiin.

Shumiska Sanka waxaa jecel 90% haweenka halka 55%, ragguna ay jecel yihiin.
Shumiska kadiska ah qofka oo aan ku ogeyn oo aad Shumis ku xado ayaa heer kulkeeda waxa uu yahay 10 darajo.

Halka Shumiska ay Diyaar garowday/diyaar garoobay uu leeyhaay xaraarad aad uga sareyso kan xatooyada ah , haweenka ayaa Sidoo kale jecel in laga Shumiyo Qoorta taasi oo iyaga ka dhigta kuwa dareenkooda noqdo qof is dhiibay gacmahana laa laadiya.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment