Shiirka ma kacsiga buu kordhiyaa marka la uriyo?

Bulsha:- Naagaha marka ay kacsadaan way shiiraan sida nimanka oo kale, ee shiirku kuma koobna nimanka keliya, siiba naagta marka la istiimiyo jirkeeda waxaa ka soo go’aya shiir kulul oo ninka hadduu uriyo uu aad u kacsanayo, taasina waxay tilmaantaa naagta inay kacsi daran qabtay marka shiirkaas ka soo baxo kilkilaheeda,

Shiirka kacsiga wax yar ayuu ka duwan yahay shiirka caadiga oo yimaada marka ay naagta ama ninka meel kulayl ah tagaan ama shaqo ay qabtaan, inta badan shiirka noocaas ah ma soo jiito ninka ama naagta.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment