Sharaxaad: maxaa Sababa In Dumarka Qaar Ay Qeyliyaan Xiliga Raaxada

Bulsha:- Marka aynu soo hadal qaadno Galmo waxaynu badankeenu aaminsanahay inaan wax badan naga dhimanyihiin Soomaali ahaan Galmooyinka aan sameyno iyo kuwa aan Dabiiciga u aragno.

Hadaba Codadka labada dhinacba waxay dareen galisaa dhinac kasta muhiimada maanta waxaynu siineynaa Dhanka dumarka sida ay Baaritaano culus sameeyeey Aqoonyahanada Galmada ee Raaxada.com oo ukuur galaya ka dhaadhicinta Galmada Sharciga ah ee Shacabka Soomaaliyeed.

Sida la sheegay  dumarka waxay kula baxaan ilaa Afar qeybood

1- kuwaasoo lagu kala sheegay iney yihiin Haweenka Qeyliya oo aan iska warheynin,

2- haweenka Riima Sidii ruux Dhaawac laga taabtay ,

3- haween Codkoodu ku egyahay Neef xad dhaaf ah kuwaaso lamoodo iney daalanyihiin misana Raaxo utahay,

4-  haweenka Shibanaha oo iyagu hadalba uusan cunuhu so gaarin.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment