Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Wasmada Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.

Bulsha:- Xariirka nolosha sariirta ayaa ka mid ah tiirarka ay ku tiirsan tahay asaaska guriga lamaaanaha , waxaana jira kara qaladaad labada dhinac ka dhaca taasi oo wasaqeyn karta hanaan socodka nolosha sariirta Si loo helo nolol sarriireed oo ku dhisan dareen sareeya waxa ay Bulsha.com ku siineysaa talooyin aad kaga hor tagi karto fashil ku yimaada kulanka naxariista Xal U Raadi Biyaha Durba Soo Boodaya : biyaha deg deg ragga uga yimaada ama haweeneyda ayaa saameyn ku yeeshahanaan socodka kulanka waxa ayna niyad jab ku riddaa labadadhinac waxa ayna taasi ku badan tahay ragga .

Hadaba si looga hor tago waxaa ninka ku haboon in uu sameeyo jimcsi , qaato cunooyinka naqafada leh , in aadandamac ku galin adiga oo niyad ahaan ama jir ahaan daallan ,haddii dhibkaada uu intaas ka weyn yahay la xariir taqt
* Hurdo Ku Carar : waxaa jira rag durba hurdo ucarara marka ay sidas u dhamaato ciyaarta taasina waxa ayniyad jab ku riddaa xaaska ee ninyahoow iska daa habkaas ooogoow lamantaada sheekooyin iyo gacmo gacmeyn ayay u







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment