Bulsha:- Gabdho badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda ay sheeko wadaag yihiin .
Hadaba Bulsha ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga .
Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u yahay in uu barto ehelkaada iyo asxaabtaada buslshada waliba isna doonayo in sidaas oo kale sameyso ogoow waxa uu doonayaa xariir fog una diyaar garoow guul
Ka Sheekeynta Mustaqbalka : haddii uu kala xaajoonayo arimo ku saabsan mustaqbalkiina , qorayaasha noloshiina dhab ahaan waxa uu doonayaa in aad guul ka gaartaan xariirkiina
In Uu Ku Daneeyo : haddii aad xanuunsan tahay tahay ama xaaladda si ay kaa tahay haddii uu aad kuu daryeelayo kana wel welayo xaaladaada una jajaban yahay caawintaada habeen iyo maalin dhab ahaan waa horyaalkaada ee yuusan ka baxsan ninkaas
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment