Bulsha:- Dad badan ayaa isweydiinaya in galmada oo lasmeyo Xiliga ay Haweenku Uurka leeyihiin
aysan Fiicneyn Balse sidaa Mahan Xaalka oo wax dhibaato makeneyso,hadii haweneyda Uurka leh aysan Horay uga sheegan ariamahaan.
Ilmaha oo kasoo dhicisooba,dhiig ka yimaada Xiliga ay uurka leedahay iyo biyaha dhalmada oo ka Yimaadaan,iyo in Ninka oo ka sheegta Xanuunada laga qaado galmada waana keenayaan mana Fiican.
Waxa Xusid Mudan in Sadexda bil ee ugu Horreysa Uurka ay Haweenku ka sheegtaan Labalabada ,Matag iyo Cuntada oo ay qaadan wayaan,Xiligaas Haweenku majeclo in Loo galmoodoBalse Bisha 4aad oo Xubinta Haweenka ay qaleel tahay Xiligaas Raaxo ayay u baahanyihiin oo Jugta Malabyarowga Si fiican ayay uga Helaan, dhaqaatiirta qaar ayaaba ku talinaya in galmoodka uu wanagsanyahay Xiligaas.
Waa kan Habka ugu Fiican ee Loogu Galmoodo Haweenka Uurka leh.
Habab kala Duwan ayaa Haweeneyda Uurka leh loogu tagi karaa iyadoo la ilaalinayo Ilmaha uurka Jiifka oo waxba la gaarsiineyn.
Habka ah In Naagta Dhinacdhinac u jiifato Ninkuna Malabayarowgiisa gadaal kasoo geliyo iyadoo Haweyneydu ugu aadineyso waana
sahlantahay oo Ilmaha wax magarayaan oo
Malabyarowga Ninka madhaafayo bishimaha
Xubinta taranka iyo darbiga hoore ee Xubinta
In Xabadka Kor u jeediso sida Caadiyan la
adeegsado Laakiin waa in qeybta dambe ee
Haweneyda ay sara u qaadaa oo Barkin ama
wixii kale oo la heli karo la geliyo Waxaana
Muhiim ah in ninku uusan Xooga u garaacin.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment