Bulsha:- Kaftan Badane :Gabdhuhu way ka helaan ragga marka ay barasha wadaaga yihiin aad u kaftama u qosla oo u dhoola cadeeya , waxay saameen ku yeelataa marka ay gurigeeda tagto Shan mar oo kamid ah waqtigeeda nasiinada waxay ku fakaraysaa ineey xariir kula yeelato hana ku dag dagin inaad adigu ka dalbatid xariir.
Daganaan : Inta badan Daganaanta iyo Edebtu waa waxa la isku xusho rag iyo dumar balse Haweenku aadbeey ujecelyihiin Ragga dagan oo aan dhac dhaca badneen taasina waxay kaa saacideysaa inaad sahal qalbigeeda ku kasbato iyagoo qodobkaasi ka duulaameysaa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment