Bulsha:- Haweenka jirkooda wuxuu u badan yahay, inuusan timo lahayn, laakin way jiraan naago tima jirka ku leh, yaa u badan hadaba naagaha jirka timaha ku leh?, wadan kasta waa laga helaa dumar xaad badan leh, xataa naagaha afrikaanta jareerta ah waa laga helaa, laakin si gaar waxay ku badan tahay dalka India, haweenka Hindi ku nool badankooda timo badan ayay ku leeyihiin jirka, gacamaha lugaha, xabadka, dhabarka, cajiraha, haba kala badnaadaan timaha, maka duwan yihiin kuwa timaha badan leh kuwa kale? hadaba waxaa la dhahaa timaha naagaha leh ayaa ka dareen badan kuwa aan tinta lahayn, waayo ragga ayay u dhowyihiin qaab haan waa la ogyahay nin iyo naag qofka kacsiga badan, gabdhaha korka buulka ku leh, shuunkooda wuxuu ka soo bilaabanayaa buufka sidoo kale labada cajir ayuu ku dhex darsamaa, sidoo kale dabadooda afkeeda oo dhan shuun ayaa daboolaya, marka waxaa laga rabaa gabarta nadaafadeeda inay sii kordhiso gabadha noocan ah, gabdho waxaa jira shuunkooda daciif ah oo sida xaadada oo kale ah, caadi ahaan naagaha way la dagaalamaan timaha wejiga ka soo baxo ama gacmaha, naag gar leh ma jirtaa? haa waa u soo baxaa naagta gar siiba naagaha aan soo sheegnay oo hindida ah oo jirka oo dhan timo ku leh.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment