Bulsha:- Quruxda saan dhowr jeer soo sheegnay, dadka sida ay u arkaan way kala duwan tahay, gaar ahaan umadaha aduunka,
qoloba si bay fahansan tahay, xagga jirka ayaan ka wadnaa, tusaale ahaan dad badan oo reer galbedka ka mid ah,
waxay ka helaan naagta caatada ah oo dhuuban oo hilib aan lahayn, naaso yaryar ayay jecel yihiin,
carabta iyaga way ka duwan yihiin cadaanka, iyaga waxay rabaan naagaha buuran oo dabada leh oo naaso waaweyn leh, afrikaanta iyaga sidaas oo kale waxay jecel yihiin naagaha futadooda ay soo dheertahay,
soomaalida waxay ka helaan naagta dheer oo joogga iyo jamaalka leh oo cadaan xigta, oo timo dheer leh, xagga naasaha qaar waxay ka helaan naaso waaweyn qaarna naaso yaryar, xagga gadaal ragga soomaaliyeed badankooda waxay rabaan naagaha dabada weyn,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment