Naagaha 40 jirka ah oo ka Raaxa jecel kuwa da’da yar

Bulsha:-  Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay galmooto lamaankeeda ame duqeyda.

Daraasaad  cusub ey sameyse shabakada caalamiga ee Honalada.com oo kafaloota arimaha bulshada iyo suugaanta ayku ogaatey in haweynka waa weyn ay macaan farabadan kaheylaan raaxada galmada marka ay ku dhawadaan sanada afartaka ame kaweyn xiligaas oo guud ahaan  xishoodka galmada ka baaba’ayo

Haweebka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a laatameyda ku jirto
Warbixintaan barista ah  aya lagu ogaadey 85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa 9jeer bishii

Waan filaa in wax kabadeli doonto warbixintaan barista sameese badweyn  maamooyinka somaliyeed waa hubaal in daqooshin badan boorka iska jifi donaan iyadoo  qurxi donaan qolka jiifka si galmada u macaato inbadana raadis u geli donaan  rag  segooda noqda








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment