Bulsha:- Gabaryahey ogoow arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale kaga jeestaan , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho In Aadan Dalban Sameynta Galmada:
Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya . Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xodxodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaqyaqsata
In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn . Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Trafficka Sariirta: Haweenka. Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto:
Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa. Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment