Bulsha:- Su aal ayaan rabaa in la iiga jawaabo waliba gabdhaha midii awooda, '
waxa waaye abaayo marka aan ninkeega jamaac sameenayno marka uu igu garaaco waxa uu taabanayaa
meel kuusan oo gudaha ah oo xanuun aan ka dareemo iyo macaan saa id ah, marka meeshaas uu ku garaaco
waan miyir beelaa xitaa waxba ma maqlo hadi caruurta ay oyso xitaa ma maqlo, madaxa dhan ayaa i guuxa macaan iyo xanuun isku jira,
markaa meeshaas ilmo galeenka miyaa.
waxaan ka cabsadaa in uu ilmagaleenka dhaawac iga gaarsiiyo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment