Mahiga oo ku faanay gabadhii uu guursaday dhawaan fadeexo soomaali u soo hoyatay Daawo

Bulsha:- Waxaa jira warar sheegaya in Ergaygii hore ee QM u qaabilsaa Arrimaha Soomaaliya Agoustina Mahiga uu haatan la qal galay Gabar u dhalatay dalka Soomaaliya xili Magaalada Muqdisho uu ku soo laabtay mhiiga lana sheegay in uu u soo laabtay la aqalgalida gabadhani


Lama oga Sababta ku kaliftay in Gabar Soomaaliyeed ay haatan la aqal gasho Agustina Mahiga Oo isgu asal ahaan ka soo jeeda dalka Tanzania, inkasta oo Mahiga horay loo sheegay inuu horay u guursaday gabdho Soomaaliyeed isgoo kuwaa haatan ay kala tageen waxan mida haatan noqoneysaa midii ugu danbeysay ee uu haatan la qal galo.


Ergaygii hore ee QM u qaabilsanaa Soomaaliya ayaa isagu la sheegaa inuu yahay nin si aad ah ujecel la socodka gabdhaha Soomaalida inkasta oo dadka qaar ku xantaan inuu yahay nin marar badan horay u xumeeyay gabdho Soomaaliyeed.
HALKAAN KA DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment