Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Bulsha:- Wiil dhalinyar ayaa wuxuu fadhiyay makhaayad wuxuu ku yiri gabar meel u dhow fadhisay : “ma kula fariisan karaa?”gabadhii ayaa ugu jawaabtay cod dheer :

“caawo ma kula seexan karo” dadkii makhaayadda fadhiyay oo dhan wiilka ayay indhaha ku soo fiiqeen, wiilkii wuxuu dareemay wejixumo iyo yaxyax, daqiiqado kaddib gabadhii ayaa wiilka agtiisa u soo socotay waxay ku tiri iyadoo hoos u hadlaysa :

“aniga cilmu nafsi ayaan bartay waxaan ogahay hadda waxa aad dareemayso oo yaxyax ah”, wiilkii ayaa yiri isagoo kor u hadlayo :

“3000 doolar hal habeen way badan tahay” dadkii oo dhan maqaayadda joogay gabadhii ayay si xun u soo fiiriyeen waxay u qaateen inay dhilo tahay, wiilkii ayaa gabadha dhegta markaas ugu sheegay :

“anigana abuukati ayaan ahay qadiyadda sida loo rogo waan kuu dheereeyaa”







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment