Bulsha:- Fadlan Ha Aqrin Haddii Kacsigaada Sahlanyahay Yahay Warbixintaan”Xog Muhiim Ah Oo Kaa Maqan”
Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada naas iyo mantiqada ku hareersan ee midibkoodu yahay (Pink Iyo Brown-ka) in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale .
Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in marka hore aad kiciso dareemaha goobaha dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn markaa ka dib u soo laabo goobaha dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan galmada oo laga dhargo.
Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu iska indho tiro labada naasaha.
Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo baahan yahay(Teasing , carabiga waxaa lagu yiraahdaa التعذيب المرغوب) waxa uuna ninka uu soo kicinayaa goobaha ku hareersan ee u dhaw labada Ib iyadoo Ibta uu iska indha tirayo , markaasi labada Ib waxa ay u noqanayaan kuwo dareenkooda aad u kacay oo yaa i salaaxa ah gaaray halka gabartana kacsi laba jibaaran ay gaareyso.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment