Bulsha:- warbixintaan oo aan ka soo xignayay jariidada
dellabeta oo ah jariidad bile ah kana hadashada
arimaha bulshada ayaa maanta bogeeda hore ku soo
daabacday in nimanka aysan waligood ilaabin naagaha
dareenkooda uu xad dhaafka yahay, jiriidada ayaa sameesay
warbixinta ayaa sheegtay in 1200 oo nin ah oo aan
naagahooda wali furin in ay wareysi la yeelataay taasoo
intabadan nimanka ay sheegeen wax yaabaha ay naagahooda
aysan ku ilaabi karin ay kamid tahay iyagoo xiliga galmada ama
isku tagista naagahooda ay dhahaan ereyo dareenka sii kiciya
taas nimanka ka dhigta kuwa soo xasuusta naagahooda
markasta, 89% ayaa isku raacay in raggane ay san damcin
dumar kale.
warbixinta ayaa sheegeesa in naagaha dareenka badan
nimankooda ay adagtay si ay ku guursadaan ama kula
saaxiibaan naago kale, warbixinta ayaa sheegtay in dhismaha
iyo wada jirka uu qeeb katahay dumarka dareenkooda aadka
usareeyo.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment