Daawo Sawirro Waali Ah Oo Laga Qaaday Ilwaad Elman oo la soo bandhigay & Rag caana oo Kasoo Muuqday

Bulsha:- Website  lagu magacaabo styleyetu ayaa soo bandhigay gabadha Soomaaliyeed ee Ilwaad Elman oo dhowaan xoghayaha guud ee Q/Midoobay u magacaabay xubin ka tirsan guddi la-talin oo arrimaha dhalinyarad, Nabadda iyo Ammaanka qaabilsan. Gabadhan uu dhalay Halyeey Gii Elman,
Ilwaad  ayaa da’deeda lagu sheegay 27 sano jir, waxaana lasoo bandhigay sawirro muujinaya nolosha reer Galbeednimada ah ee Canada oo ay ku kortay, waxayna u muuqataa sida gabdhaha Fashion-ka oo dharka xayeysiiya. iyadoo ay yihiin sawira qofka dhaqanka somaliyeed hesta uusan la jeclaa neynin gabar smaaliyeed inay sidaa isku qaawiso,

Ilwaad oo madax ka ah ururka ay hooyadeed hogaamiso ee Elman Peace and Human Rights Center xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho waa gabar marka ay dalkeeda joogro asturan, balse marka ay dibadda u baxdo u dhaqanta sida dadka ay la kortay, taasoo ay sumcad kaga kasbatay dunida reer Galbeedka.


Whether in a burqa or showing off her long neck and short haircut, this lady could pass for a high fashion model that would remind you of Iman in her hey days. She is everything a confident, driven and influential role model should be







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment