DAAWO SAWIRRO: JARMALKA OO SOO SAARAY HUB CAALAMKA KA YAABIYEY

Bulsha:- Wasaarada gaashaandhiga iyo difaaca dalka Germany ee (Deutsche Bundesheer zur Abwehr) ayaa soo bandhigtay Taangiyo dagaal oo labo dhuumood ah , waliba loogu tala galay in lagu soo rido Diyaaradaha dagaalka .

Jarmalka ayaa shaaciyay in ay ka iibin doonaan Kaarayaashaan wadamo qaas ah oo ay xiriir iyo iskaashi Milatari leeyihiin sida dalalka Brazil , Peru , Philipine , Jordan iyo Bangaladesh .

Waa markii ugu horeeysay oo la arko Taangiyo ama Kaarayaal loogu tala galay in dhanka cirka loo rido halka markii hore ay ka ahaan jireen in dhulka ama furimaha dagaalka la isku duqeeyo(Panzer) .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment