Biyo baxa ugu horeyo eya dumaraka ugu jecelayihin

Bulsha:- Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah.

Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad

Hadaba dhaqanadaas ayay Masrax.net tilmaameysa in ay si weyn uga careysiiyaan lamaantaada waxaana ka mid ah .

1- Marka Uusan Ninka Fahmeyn Waxa Ay Lamaatiisu Leedahay : waa hubaal haweenka inta badan lama fahmo rabitaanadooda illaa ay toos u yiraahdaan mooyee , sidaas oo ay tahay waxa ay doonayaan in saygeeda noqdo mid awooda in uu aqriyo wajigeeda ee ay dooneyso iyadoo aan toos u sheegin

Hadaba ninyahoow ku dadaal in aad fahanto dabeecadda lamaantaada iskuna day in aad kor ka aqriso wajigeeda .

* Ninka Bilaa Hadiyad Ah : ragga qaar ayaa u haysta in kaliya hadiyadda ay timaado marka ay dood dhex marto labada lamaane si ugu yaraan gacalisadooda u qanciyaan ama inta haasaawaha jaceyl lagu jiro balse waxa ay Masrax.net ku leedahay ninyahoow waa qaldan tahay kulammaa aad awooddo gacalisada u keen hadiyad waayo kalgaceylka ayay sii xoojisaa

RIIX HALKAAN SI AAD UDAWATID MUUQAALKAAN






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment