Bulsha:- Aqoonta waa qurux maanta qofka aqoonta leh wuxuu noqonayaa nin sharaf iyo qiime leh,
soomaali badan ayaa jira maanta wax bartay,
dad waxaa jira maanta muuryaan ah, dad isbaara dhigta,
qaar waxay gaareen heer inay ka noqdaan ustaad jaamacado carab laga leeyahay si ninkan soomaaliga oo dhigaya af soomaali wuxuu ka dhigayaa jaamacadda qaahira waa jaamacad aad u weyn
halkaan ka akhri
dadka noocan ah soomaali way ku jiraan marka waxaan rajaynayanaa inaan noqono dad qiime leh.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment