Aktarada Bollywoodka oo maanta u hambalyeynaya Sanjay Dutt

Bulsha:- Sanjay Dutt  ayaa maanta Jimca ah waxa uu u dabaaldagayaa dhalashadiisa oo waxaa uu noqday 57-sano jir.

Aktarada ugu caansan Bollywoodka iyo qoyskiisa ayaa xaflada dhalashiisa ka qeybgalay.

Xaaskiisa Maanyata ayaa aad ugu faraxsan xafladha dhalashadiisa inuu ku qaato gurigiisa.

Sababtoo ah mudo dheer ayuu xabsiga ku qaadanayay dhalashadiisa.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment