Bulsha:- Hubaal waxaa ah Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) in ay tahay talaabada ugu horeeysa ee Weerarka Galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto kadibna si tartiib tartiib ah aad ugu biloowdo Dhuuqmada dhanka Bishimaha faruuryaha
Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyaduna ay ay si xaaso ay ku dheehantahay ay u dhuuqeyso midda sareeysa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment