Xaaskaaga markii aad ku aragto xishood nuucaan ah qooq xun aya haayo warbixin muhiim ah

Bulsha:- Baaritaan ay dhawaan soo bandhigtay haayada u qaabilsan qaramada midoobay ka hortaga gudniinka xanuunka badan ee aduunka oo dhan ay ka soo horjeesteen ee Fircooniga ayaa shaaca waxaa ay ka qaaday arimo badan oo ku saabsan farqiga u dhaxeyaya dumarka Sunada u Gudan iyo kuwa Fircooniga u gudan.

Daraasada Waxaa ay haayadas sheegtay in ay yihiin dumarka ugu gogol dhaafka badan ama kuwa jirkooda ka ganacsada ay yihiin kuwa u gudan qaabka fircooniga ah waxaana taas loo keenay cadeymo dhowr kuwaas oo meesha ka saaraya shaki badan.

Dumarka loo gudo habka fircooniga ah waxaa laga jaray dareenkii oo dhan taas ayaana ugu wacan in dumarkaas ay sameyaan gogol dhaaf badan tusaale







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment