Wax ma xafidi karo aad baan ugu dhibtooda ila taliya

Bulsha:- Wax ma xafidi karo aad baan ugu dhibtooda ila taliya


Aniga markaan yaraa caadi baan ahaan, wixii aan akhriyo dhowr jeer waan xafdi jiray, 


laakin hadda markaan guursaday oo aan ilmo dhalay xafidka ayaa iga tagay ma aoodo inaan wax xafido ila taliya


JAwaab

xafididda waxa reebo inta badan waa mashquulka maskaxda, 

isku day inaad iska ilaaliso waxyaalaha aadka kuu mashquuliya, 


waxaa ugu fiican xilliyada wax la xafido marka aad hurdada ka soo kacdo oo jirkaaga uu si fiican u nasto.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment