Bulsha:- mar hadii aad aragto arimo kuwaan o kale ah waxaad dhici karta in aad wax badan isweydiso waayo markaad maqasho barnaamijka aan hada ka hadleyno waxaa laga yabaa in aad sifican aad u xiiseyso waayo raga dhan waxaa ay jecelyihin dumar caata lkn taas waa dhib waayo dumarka buuran waa kuwa dhib badan la kulma marka ay guursadaan kadib.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment