Bulsha:- Webka Bulsha waxaad u soo diri kartaa sawirkaaga haddii aad rabto share inaad ku samayso, oo dad badan ay cooment saaraan, webkan waxaad ka helaysaa kumanaan sawiro oo tilmaamaya bulshada iyo dhaqanka soomaaliyeed,
rag iyo dumarba, kuma arkaysid webkan sawir qaawan, dhamaan sawirada oo dumarka webka ku jiro madaxa ayaa u daboolan,
timahoodana ma muuqdaan,
haddii aad hayso saiwiro qurux badan oo ku saabsan soomaaliya noo soo dir faldan,
si aan u soo gelino webka iftin, wixii fikrad aad noo haysana noo soo dir fadlan.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment