Haweenka gadaal u weyn sidaan ayaa loogu raaxeeyaa sirta galmada

Bulsha:-  Ha isu maleyn adiga oo tix raacaya dhowr guur ama aqriska buugaagta iyo bogaga ka hadla aqoona sariirta in aad ku noqoneyso xariif ku xeel dheereeya xariirka nolosha sariirta oo ku xeel dheer qaabka l kiciyo dareenka haweeneyda ogoow wax haweeney kicinaya dareenkeeda raaxana u ah in mid kale uusan u aheyn , qurbo magazine waxa ay ku leedahay isku day in aad wax badan ka ogaatid waxa munaasibka ku ah lamaantaada.

2- Xariirkaada Galmo Kama baxsana Noloshaada Maalin Laha Ah : Rag badan ayaa kala sara xariirka sariirta iyo dhibaatooyinka maalmeed ee guriga , balse macal asaf haweeneyda kalama saarto waxa maalintii ka qabsada guriga oo dhibaato ah iyo xariirkaada balse ninyahoow aan xariirfka aheyn ee dhuglaawaha isku day in dhamaadka maalintaada ee lamaantaada ahaato mid wanaagsan oo jilicsan si ciyaar macaan aad u heshid.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment