Faaladii Isbuucan iyo Sawirka Amiin Caamir soo Bandhigay (SAWIR)

Bulsha:- Farshaxanka Weyn ee Amiin Caamir ayaa Isbuuc Waliba daabaca Sawirro ka faaloonaya isbedelladda iyo Xaaladda uu markaasi marayo dalka Soomaaliya.

Hadaba is buucan ayuu Farshaxanka diiradiisa ku saaray Musharixiinta isu soo sharaxaya xilka Madaxweynenimo ee dalka Soomaaliya.


Sawirka Isbuucan ayaa waxa uu ka hadlayaa, sida madaxda Soomaalida aysan ugu kalsoonayn shacabkooda oo ay kalsooni ka raadiyaan Dalal Shisheeye oo dano gaar ah kaleh dalka Soomaaliya.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment