Faa'iidooyinka iyo dhibaatooyinka ay leedahay Galmada. (Wax ka ogow)

Bulsha:- Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:-
1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.
2- Dareemayaasha ayay fududeysaa .
3- Madax wareerka ayay bi’isaa.
4- Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.
5- Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.
6- Dhiiggay cusbooneysiisaa.
7- Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.
DHIBAATOOYINKA GALMADA

Galmada oo uu qofku iska badbadiyo, jirkiisu inta uu xamili karo ka badanna ku khasbo dhibaatooyinka ka dhasha waxaa kamid ah:-
1- Maskaxda iyo murqaha ayay qallajisaa.
2- Fahmada iyo fudaydka ayay qofka ka qaaddaa.
3- Jirka iyo lafaha ayay daalisaa. 
4- Cumriga qofka ayay soo dedejisaa. 
W/D: Sabriye Macallin Muuse






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment