Bulsha:- Baaritaan ay dhawaan soo bandhigtay haayada u qaabilsan qaramada midoobay ka hortaga gudniinka xanuunka badan ee aduunka oo dhan ay ka soo horjeesteen ee Fircooniga ayaa shaaca waxaa ay ka qaaday arimo badan oo ku saabsan farqiga u dhaxeyaya dumarka Sunada u Gudan iyo kuwa Fircooniga u gudan.
Daraasada Waxaa ay haayadas sheegtay in ay yihiin dumarka ugu gogol dhaafka badan ama kuwa jirkooda ka ganacsada ay yihiin kuwa u gudan qaabka fircooniga ah waxaana taas loo keenay cadeymo dhowr kuwaas oo meesha ka saaraya shaki badan.
Dumarka loo gudo habka fircooniga ah waxaa laga jaray dareenkii oo dhan taas ayaana ugu wacan in dumarkaas ay sameyaan gogol dhaaf badan tusaale ahaan markii gabartaas sidaas loo guday ay u tagto nin rag waxaa laga yabaa in aysan wax dareene ah oo sidaas u sii buuran aysan ka helin waxaan dhici karta inta shaqada lagu guda jiro in ninka uu biyo baxo uuna ka tago markas ayaa waxaa ay is leedahay ninkaan maxaa waye wax raaxo ah ma lahan markas ayaay is dhahee nin kale bal tijaabi hadana mid kale tijaabi sidaas ayeey qadka oga baxeen waana arin dhab.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment