Dawo Sawirarada Tuug U Dhacay Guriga Jose Morinho.

Bulsha:-  Jose Mourinho ayaa daaqada ka fiirinaya iyadoo boliiska ay jeebadeynayeen tuug damcay inuu u dhaco gurigiisa, sida lagu daabacay jariirada The Sun.

Macalinka Manchester United ayaa daawanayay TV markii mid ka mid ah hablaha u shaqeeya ay qeylisay iyadoo aragtay nin isku dayaya inuu ka soo galo albaabka qol dhulka hoostiisa ku jira ee gurigiisa 25ka milyan ginni ee ku yaala magaalada London.

Waxa ay ku jirtay feero markii ay aragtay tuuga oo ka soo galaya albaabka qolka dhulka hoostiisa ku jira.

Tuuga waxaa markii hore arkay mid ka mid ah ilaaliyayaasha dhimsooyinka halkaas ku yaala isagoo ku dulwareegayay guryaha si uu u arko mid aan la xirin.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment