DAAWO Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Wasmada Lagu Jiro Ee Iska Badel.

Bulsha:- Ragg badan ayaa ciyaarta sariirta sameeya iyaga oo aan ka hor marin baashalin iyo xod xodasho ay u sameynayaan gabarta , taasina waxaa ka dhalaneysaa in haweeneydu dareento xanuun oo ka hor istaagaya in ay hesho macaanka ama gariirka galmada . 

Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi ah balse haweeneyda waxa ay u baahan tahay in badan oo baashaalin ah si ay ugu raaxeysato ciyaarta una gaarto gariirka galmada . Ogoow haweeneyda waxa ay gariirka galmada gaari kartaa kullamaa mudada baashaalinta ay badato . 

Waxa ayna khubarada arimaha qoyska ee daajis.com sheegayaan in 65% haweenka ay niyad jab ka qaadaan kulanka nooca aan laheyn istiinka iyo romansiga . Baashaalinta hab gaar ah malaha balse lamaane waliba qaab gaar ah ayay isu baashaliyaan , muhiimada waxa ay tahay in ciyaarta ka hor la helo muddo ku filan oo cirka la isku soo taabsiin karo

HALKAAN HOOSE KA DAAWO






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment