Daawo Gabadh soo Dalbatay Nin soomali ah lakiin Hal shuruud oo adag aaa laga Doonayaa Ninka

Bulsha:- Gabadhaan Soomaaliyeed oo ku nool dalka ingiriiska kana hool gasha shirkada ugu weyn dhanka wax soo saarka shidaalka Ama Batroolka ee British National Oil Corporation. Ayaa sheegtay in ay dooneyso nin la wadaaga nolosha isla markaana ay ka hesho Raaxo aad u wanaagsan oo ay ku nasato, sidoo kale waxa ay sheegtay in aaney wax xoolo ah ka rabin ninka Lakiin waxaa dhib ka jiraa Hal Qabiil ayeey Dooneysaa Bal 










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment