DAAWO :Fanaanka Iidle Yare Oo ka Hadal yaab Leh ka Yiri Khilaaf Hodan cabdirahman Iyo Farxiya kabayare,fariin U Diray

Bulsha:- waxa Baryahani danbe Soo badanayey Muranka fanaanka,waxana uu fariin uu u diray fanaaninta Inta Badan Khilaafka Kala haxeeyo.

waxana Uu fariin u Diray Kuwa Fanaaninta Oo isku koobay beelo gaar Ah,Isagoona Ka Hadlaya Inay Soomaalida Dhan fanaan u yahiin.

Halkan Riix Kadib Daawo  






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment