Anigu bahalkeygu ( guskeygu ) dhererkiisun waa 18 cm mala dhihi karaa waa weyn yahay

Bulsha:- anigu bahalkeygu ( guskeygu ) dhererkiisun waa 18 cm . mala dhihi karaa waa weyn yahay oo waa above average mise waa average oo saas uma weyno ??? fadlan jawaab ayan idinka sugayaa.

Jawaab galmada.net
18 snt qofka haysta waa mid weynaan caadi ah lagu tirin karo weeye ee ma aha mid xad-dhaaf ah


su'aal 
gus dhererkiisu yahay 12cm oo buuran

naag caato ah oo gaaban ma ku haboon yahay?


Jawaab galmada.net

haa hadaa sifiican u wasto xaaskaaga


su'aal 
sxb waxan qaba suaal gus markuu kacsan yahay ayaa dharerkiisa la cabira mise marka aanu kacsanayan ayaa lagu qiyaasa 12 normalka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment