19 jir Gabdhaha kale ee Caalamka wax dheer (SAWIRO)

Bulsha:- Gabadha Adduunka ugu dheer kuwooda da’dooda ka hooseyso 20-ka sano Elisany da Cruz Silva oo udhalatay dalka Brazil ayaa dhawaan la guursaday 


waxaana da’deedu ay tahay 19 jir iyadoo dhalatay  27 september 1995-kii.

Seyga gabadhaasi oo lagu magacaabo Francinaldo da Silva Carvalho ayaa faraanti gelis ugu sameeyey 


Saaxiibtiisa meel xeeb ah oo ku taalla magaalada Salinopolis ee dalka Brazil.

Gabadhaan ayaa waxay tahay qof xayey siisa dharka (Modelist).









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment