Top Sir: Gabaryaheey mala socotaa xiliyada uu damco ninkaaga in uu kula guursado naag kale

Bulsha:- Shaki kama taagno in  ninkasta uu maskaxda ku hayo mar uun in uu guursan doono xaas 2aad, halka dalalka aan islaamka aheen ninka loo ogol yahay in uu sameestogirlfriend taas oo la macnaha si dad badan in uu ninka leeyahay xaas 2aad. 

waa su'aal waa xiliyadee xiliga uu ninkaaga ku fakiro in uu kula guursado naag kale, mase maku fakirtay waxyaabaha suurta galka ah een kuu soo wadno, hadaba maanta www.Bulsha.com wuxuu idin wadaa xiliga uu ninkaaga damci karo qof kale oo dumar ah.

1. Xiliga Caadada (xeydhka)
Ragga qaar ayaa ah kuwa dareenkooda aan xakameen karin jecel in markasta ay heleen hoosha kala dhexeysa naagtiisa, ragga qaar ayaa ku fikira kala go'a ku yimid arinta in ay muhiim tahay in uu raadiyo qof kale isaga oo ka fikiraya dareenkiisa, dhacdadaan ayee qabsataa dumarka bil gudaheed 2 mar ku dhaca xeydhka ama mida xeydhkuudu uu gaaro isbuuc


2. Xiliga Uurka (Xaamilada)
In badan oo ka tirsan ragga ayaa aaminsan in ay naag uur leh aysan ka haboooneen utagis iyo u dhawaasho, waqtiga uurka oo ah mudo bilooyin ah iyo dhalmada oo maalmaha ayaa ragga qaar ku fikiraan in ay guursadaan qof kale

3. Xiliga aad dhalmo dhigto (da'daada waynaato)
Cadaadis wuxuu uga yimaadaa ninka dhanka bulshada isaga lagu dhaho waxaad ag fadhidaa qof dhalmada ka dhamaatay waxaana lagula taliyaa in uu guursado gabar yar, taladaas markii dambe noqota in uu meel mariyo ninkaaga talooyinka la siiyay


4. Shaki ama dabeecad xumo
Adiga oo la daba kaca ninkaaga shaki iyo waxyaabo isaga aad cadaadis ku saareeo ayaa marka dambe keenta in uu ninkaaga ku fakiro in hadii uu naag qabin xitaa sidaa markasta looga shakiye wuxuuna ku fikiraa laba joorba ma eed la aan doontid iska guurso.
5. Adiga oo aadan is qurxin
Is qurxinta waa u muhiim dumarka, waana waxa soo saara heebada ay leeyihiin, indhaha ninkaaga maalinkii wuxuu qaban karaa dumar badan oo isaga soo jiita taas oo marka dambe adiga (naagta laqabao) uu arko mid aan laheen hore usocod, dadka ku xeel dheer arimaha labiska ayaa sheegay in dumarka joog teeya labiska ay yihiin kuwa inta badan la soo xasuusto.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment